DEG DEG: Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo La Doortay

Doorasho Maanta oo Arbaco ah ka dhacday Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Labaad Ee Koonfur Galbeed kusoo baxay Dr Cali Siciid Fiqi.

Waxaa la sheegay in Cod Aqlabiyad Leh uu kusoo baxay Doorashadii Dhacday,Dr Fiqi Oo ahaa Danjirihii Soomaaliya ufadhiyey Midowga Yurub.

Codeynta Xildhibaanada iyo Tirada Codadka waxay ka dhigneyd in dad badan ay ku tilmaameen in Codad aad ubadan helay Dr Cali Fiqi.

Maxamed C/raxiin Nuur Oo ah Murashaxa la tartamayey ayaa helay Labo Cod Keliya halka Dr Cali Siciid Fiqi uu keensaday 83 Codad gaaraya Cod.sidoo kale 8 codad halaabay ayaa jiray.

Dadka Siyaasada Koonfur Galbeed udhuun daloola ayaa sii ogaaday in Cali Fiqi uu kusoo bixi karay Doorashada sida ay dhacdayna waa ay noqotay Oo Cali Siciid Fiqi ayaa loo doortay Gudoomiyaha Wakiilada Labaad Ee Baarlmaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply