DHAGEYSO: Genaral C/xamiid “Sh/Hoose Goob Dalxiis Ayey Noqon Doontaa”

General C/xamiid Maxamed Dirir oo ah Taliyaha Ciidanka Lugta Soomaaliya iyo Saraakiil kale ayaa waxay maanta kormeer ku tageen Furumaha Dagaalka Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalka ay kula jiraan Al Shabaab ayuu sheegay Taliyaha Ciidanka Dhulka inay sii laba jibaari doonaan oo ay Deegaanada kale la xoreyn doono.

Taliye C/xamiid ayaa hoosta ka xariiqay inay Deegaanada Shabellaha Hoose rajo ka qabaan in ay noqdaan Goobo loo soo dalxiiso marka Al Shabaab laga saaro.

Sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Cali Najax ayaa qeyb ka ahaa Socdaalka Taliye C/xamiid Dirir ku gaaray deegaanada Awdheegle ka mid ah.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply