DHAGEYSO: Sheekh Shaakir “Amnigii Dhuuso mareeb dhan Dawlada Ayaan Ku Wareejinay”

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Oo Warbaahinta kula hadlay Dhuuso mareeb Maanta oo sabti aheyd ayaa sheegay inay Amniga guud Ee Magaaladaasi iyo Hubkooda ay ku wareejiyeen Dawlada Soomaaliya.

Waxa uu Sheekh Shaakir sheegay inay Dawlada kaga fadhiyaan isku heynta Shacabka iyo Deegaanka oo ay Xasiloonidooda ka shaqeyso.

Mar uu ka hadlay Dagaalkii dhacay waxa uu sheegay inaysan iyagu raali ka aheyn in Carqalad iyo Shacabka lagu kor dagaalamo.

Waxa uu sheegay Sheekh Maxamed Shaakir inay utanaasuleen Shacabka isagoo dhanka kale sheegay inaysan raali ka aheyn in lagu awood sheegto ayna iyagu deegaanka xaq uleeyihiin balse amniga ay Dawlada ku wareejyeen.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA SHEEKH SHAAKIR SHIRKA JARAA’ID UU QABTAY

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply