Diyaaradaha Turkiga Oo Shacab Ku Dilay Gudaha Dalka Ciraaq

Labo Qof Oo Shacab ah ayaa lasoo sheegayaa inay ku dhinteen Duqeyn Diyaaradeed oo Ka dhacday Wuqooyiga Dalka Ciraaq.

Xalay ayey Duqeyntaasi Diyaaradaha Turkiga ay ka fuliyeen Magaalada Qaana Soor Oo Dhanka Gobolka Ninefeeh ku taalla.

“Diyaaradaha is wada ee Turkiga ayaana duqeyntaasi,iyadoo gantaalo ku beegsaday Gaari marayey Xaafada Baharaafa Ee Qaana suur hoostagta,sidaas waxaa tebiyey Warbaahinta Dalka Ciraaq oo Wakaalada IRNA Ugu horeyso”.

Sidoo kale Duqeyn ayaa iyadana waxay ka dhacday Magaalada Sinjaar iyadoo lasoo sheegayo in dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay.

Wuqooyiga Ciraaq waxaa ku xoogan Kooxda Kurdiyiinta oo dagaal kula jira Turkiga iyo Dawlado kale,iyadoo PKK ay Dagaalyahano badan iyo hub ka hesho Xukuumadaha Shiiciga ah Ee Ciraaq iyo Iiraan.

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan I am the administrator of this radio, you get from our radio latest news, sports, livestream etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *