Kulamadii Isbuucaan Horyaalka K/Cagta Talyaaniga Oo La Joojiyey

Xiriirka Kubada Cagta Ee Seria A Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay in la joojiyey Kulamadii ka dhici lahaa Maanta Horyaalkaasi.

Kadib Cudurka coronavirus oo ka dilaacay Dalka Italy waxaa lasoo sheegayaa in Kulamadii Isbuucaan dhici lahaa la hakiyey.

Shan Kulan oo dhici lahaa Todobaadkani uuna ka mid yahay Midka Juventus iyo Inter Habeen Dambe dhexmari lahaa ayaana la sheegay in la joojiyey.

Kulamadii Isbuucaan dhici lahaa waxaa dib loo ciyaari doonaa Labo isbuuc kadib oo ay taariikhdu ku aadan tahay 13 May 2020-ka.

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi

Xigasho: Daily Mail

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply