Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Oo gaaray jowhar .

Madaxweynaha Maamulka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada dhuuse mareeb ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka sh/dhexe .

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed ayaa maanta Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabelle ku soo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo safar shaqo ah ugu maqnaa Magaalada dhuusi mareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Gal Mudug.

Gudoomiyaha ayaa waxaa soo dhaweyntiisa ku wehlinayey , Gudoomiye kuxigeenka 2aad Mahad Hassan Osman, Xildhibaano, wasiiro, saraakil, Maamulka Gobolka Shabellada Dhexe iyo Bulshada Qeybaheda kala Duwan .

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply