WARBIXIN: Sanad Kadib Doorashadii Qoor Qoor Wa Side Xaalada Deganada……?

Maanta Oo kale 2Feb Sanadkii Hore 2020, Ayaa Madaxwaynaha Cusub Ee Maamulka Galmudug Loo Doortay Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Hadaba Sanad Kadib Waa Sidee Xaalada Guud ee Deegaanada Galmudug, Amaanka, Siyaasada Iyo Horumarka.

Warbixintan Oo Ciwaan Looga Dhigay “Dul Duleelo Amni Oo Baahsan Oo Dul Hoganaya Sanadkii Koobaad Ee Hogaaminta Galmudug Ee Madaxwayne Qoor Qoor” Waxaa Qalinka Uqaatay Oo Soo Jeedinaya Wariyaheena Maxamed Axmed Baari.

Hoos Ka Dhagayso Warbixinta:

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *