Kulan Galabta Ka Dhacay Magaalada Dhuuso mareeb (SAWIRRO)

Madaxweyne ku xigeenka dowlad Gobaleedka Galmudug mudane, Cali daahir Ciid, ayaa
caasimada dhuusomareb ku soo dhaweeyay wafdu uu hugaaminayay gudoomiyaha barlamanka Galmudug mudane Dr, maxamed nuur Gacal.

Xilibaano wasiiro iyo labada ku xigeenka ee gudoonka barlamanka gudoomiyaha barlamanka Galmudug ayaa qeyb ka ahaa soo dhaweynta Dr Gacal.

Gudoomiyaha barlamanka Galmudug Dr Gacal ayaa maalmahan safar shaqo ugu maqnaa gudaha iyo dibada Dalka.

Sodoo kale wafdiga yimid waxaa qeyb ka ahaa Wasiirada xumno ka mid ah wasiirada cusub sida, Wasiirka aminga wasiirka.qorshaynta Wasiirka Gamacsiga iyo warshadaha wasiirka tamarta iyo biyaha ee Galmudug.

Waxay markii dambe la kulmeen Xubnahaan Maanta ka baxay Muqdisho markii ay tegeen Dhuuso mareeb Madaxweyne Qoor qoor iyagoo la wadaagay Warbixinta Safarkooda.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply