Man city oo Guuldaro xanuun badan dhabarka u saarisay real madrid iyadoo……..

kooxda kubada cagta ee manchester city ayaa guuldaro dhabarka u saarisay dhigeeda real madrid kulanka ka tirsanaa UEFA Champoins league wareegisa Knack outka.

kooxda ka dhisanka cariga england ayaa guuldaradaan dhabarka u saarisay real madrid oo joogta gurigeeda.

shaxaha labada kooxood.

real madrid o ciyaareysay shax ah 4-3-3

halka man city ay ciyaareysay shax ku dhisan 4-4-1-1

Ciyaarta ayaa waxa ay ku bilaabatay man city oo cayaareesay banooni iyo real madrid oo gaadeesay kontra attck , waxa ay ciyaarta socotaba waxaa qeybtii hore ciyaarta inta aysan dhamaan daqiiqadii 33 ee ciyaarta dhaawac ugu baxay maan city xidiga ka ciyaara daafaca dhaxe ee A. Laporte iyadoona lagu kala nasty qeybtii hore ciyaarta barbar dhac 0-0 ah.

kadib isku soo laabashadii qeybtii danbe ciyaarta waxaa is badalay wax walba oo shabaqa waxaa furty kooxda martida loo yahay real madrid, daqiiqadii 60 aad ee cayaarta baas oo qaladkeeda lahaa otamand waxaa qabsaday oo ka faaideysaty vicinous kaas oo caawin qurxux badan siiyay isco kaas oo dhameestiry goalka, .

wax yarkadib man city oo doolaan ah iyo real madrid oo difaac ah waxaa imaaday goalkii barbaraha ee ciyaarta , goal oo caawinteeda lahaa boqorka man city kevin waxa uu siiyay jesus kaas oo u badaly goal, ma aysansan joogsan man ciyu isla daqiiqado yar kadip waxa ay man city heshay goal penalt ah daqiiqadii 83 aad ee cayarta waxaana goal u badaly Kevin darbad xoog badan markii uu ku hubsaday shabaqa.

ciyaarta ayaaana ku soo idlaatay Real madrid 1 man city 2.