1400 Kiis ayuu Kor udhaafay Dadka Corono Kusoo Ritay Soomaaliya

Dawlada Soomaaliya ayaa sida caadada aheyd waxay soo bandhigtay Warbixintii Cudurka Covid 19 Tirada uu soo rito Gudaha Dalka.

Wasiirka Caafimaadka Dalka Fowsiya Abiikar Nuur waxay sheegtay in Caabuqa laga helay dad gaaraya 64 Qofood Oo kiisas cusub ah.

Deegaanada Gobollada Dalka ayuuna kusii faafay Cudurka,weli Galmudug waa meesha ugu yar ee laga soo gudbinayo Caabuqa dadka uu soo ritay.

Wacyi gelinta iyadoo jirta ayaa hadana dadka la shaacinayo Cudurka inuu soo jiifinayo,tirada guud ee Cudurka Laga helay hadda waxay gaartay 1421 Xaaladood Guud Ahaan Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO QORAALKA

Ministry of Health- Somalia

17 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 64
> Benadir: 33
> Somaliland: 16
> Galmudug: 8
> Koonfur Galbeed: 7

> Lab: 45
> Dhedig: 19
> Bogsasho: 4
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1421
> Bogsashada Guud: 152
> Dhimashada Guud: 56

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply