5 Qof Oo Mid Ajnabi Yahay Oo Puntland Corono Calaamadihiisa Laga Helay

Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa waxa la sheegay inay maanta karantiileen Shan Qof oo laga helay Calaamadaha Cudurka Corono.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdinaasir Yuusuf Xaaji ayaa Saxaafada Puntland usheegay in Shan qof la karantiilay Oo Calaamadaha Cudurka lagu arkay balse aysan Ka Wasaarad ahaan cadeynin in Cudurkii hayo.

Dadka la karantiilay waxaa ka mid ah Nin Ajnabi ah balse Dhalashadiisa aysan soo bandhigin Dawlad Gobolleedka Puntland.

Waxay Dawlad Gobolleedka Puntland sheegtay in dadkaas la geeyey Buqcad loo diyaariyey in lagu hayo Dadka Cudurka kusoo baxo.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply