Wasiir Beyle Oo La Kulmay Madaxa Hay’ada IMF Kristalina Georgieva

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle Ayaa waxa uu kulan kula yeeshay Washington Agaasimaha hay’adda IMF oo ah haweeneyda lagu magacaabo  Kristalina Georgieva iyagoo kawada hadlay Arimo muhiim ah.

Wasiir Beyle ayaa sheegay In Haweeneydani ay Door libaax leh ka qaadatay Deyn Cafinta loo sameenayo Soomaaliya.

Waxa uu ku amaanay sida ay Madaxa Hay’ada Lacagta Adduunka ay isku xilqaantay sidii looga dhaafi lahaa deynta Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO QORAAL KOOBAN UU WASIIRKA TWITTER-KA SOO DHIGAY

Dr Abdirahman [email protected]· had fruitful discussions with IMF MD @KGeorgieva in #WashingtonDC today. I thanked her for her leadership & members commitment to ensuring #Somalia normalises relations with the Fund. I informed the MD of our government’s commitment to sustaining economic reforms to progress.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply