97 Kiis Oo 24 Saac Laga diin waan geliyey dad Qaba Covid 19 Gudaha Soomaaliya

Warbixintii ugu dambeysay Ee Galabta lasoo bandhigay ayaa ah midii ugu badneyd Ee Caabuqa Covid 19 Lasoo saaro tan iyo markii Soomaaliya uu ka dilaacay.

Cudurka ayaa 97 Qof laga helay iyadoo Mar kale Caasimada Muqdisho ay hogaamineyso Gobollada Dalka Meelaha laga soo calaamadeeyey dadka uu ku dhacay.

Waxaa Wasaarada Caafimaadka Dalka sheegtay inay weli ku baaqayaan taxadarka in labadiyo si dadka uga nabad galaan Cudurkaan saf marka ah.

HOOS KA AKHRISO WARBIXINTA CORONO IYO SOOMAALIAY

28 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 97
> Benadir: 35
> Somaliland: 32
> Koonfur Galbeed: 22
> Puntland: 8

> Lab: 69
> Dhedig: 28
> Bogsasho: 45
> Dhimasho: 5
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,828
> Bogsashada Guud: 310
> Dhimashada Guud: 72

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply