Al Shabaab Oo Sheegay in Maanta Muqdisho Ku Dileen Mas’uul Katirsanaa Dawlada

Warbaahinta Al Shabaab ayaa waxay sheegeen in Dil saaka ka dhacay Magaalada muqdisho ay Al Shabaab sheegteen in iyagu ka dambeeyeen.

Waxay sheegeen in sargaal katirsanaa Dawlada Soomaaliya kaas oo dilka ka fuliyeen Degmada Kaaraan Ee Gobolka Banaadir.

Barqanimadii ayey sheegeen in Sargaal katirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliya qeybteeda Canshuuraha ay ku dileen Degmadaasi.

Dilka kadib ayey Al Shabaab sheegeen in Qori AK47 Watay Sargaalka la dilay Hore uga sii qaateen Koxoda weerarka fulisey waa sida ay warka u dhigeen Warbaahinta Internet-ka Al Shabaab.

Ma jirto war kasoo baxay Maamulka Degmada Kaaraan iyo Taliska Booliska oo looga hadlayey Dilkaasi maanta ka dhacay Muqdisho Ee Sargaalkaasi la sheegay in

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply