CIIDAMADA XOOGA DALKA OO HOWLGALLO KA WADA GOBOLKA SHABELLAHA HOOSE….

Wararka naga soo gaaraayo saakay Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegaan in ciidamada kumaankadooska soomaaliya ay Danab ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ay ka wadaan deegaano ka tirsan Gobolkaasi.

Ciidmaada danab ayaa shalay waxa ay al shabaab kala wareegeen deeganada Gandarshe,Dhanaane iyo jilib oo hoostaga Gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha ciidamada Danab ay howlgallada Hogaaminaayay ayaa waxa ay sheegeen in deeganada ay al shabaab ay kala wareegeen ay saakay aad u dagen yihiin amaankooda ay uu yahay mid la isku haleen karo.

Taliyaha Guutada 16aad ay ciidamada Danab ayaa sheegay in in Ciidamada ay sii wadi doonan howlgallada ay al shabab looga saarayo gobolka Shabeelaha Hoose,Taliyaha Ayaa Sido Kale Sheegay In Ciidamada ay Ku sugan yihiin Deegaanada Ay La Wareegeen.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply