Ciidamo ka tirsan NISA oo galay xarunta TV-ga Somali Cable…..

Ciidamo ka tirsan Nabad Sugida Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inays si sharci darro ah ku galeen Xarunta Telefeshinka Somali Cable oo ku taal meel u dhow Isgoyska Boondheere dhinaca degmada Warta-nabadda.

Maamulka Telefishinka Somali Cable ayaa sheegay in ciidamada soo galeen gudaha xarunta TV-ga, isla markaana ay kaxeysteen laba ka tirsan shaqaalaha, kuwaas oo la geeyey godka Jilicow

Balse markii dambi ayeey xuriyadooda dib u heleen .

Sababta ay ciidamadu ku galeen xarunta Telefishinka ayaa waxay ku sheegeen in qeybta sare ee dhismaha TV-ga laga duubay xarunta ay deganyihiin ee Godka Jilicow, maadaama ay aad isugu dhowyihiin labada xarumood.

maamulka TV-ga Somali Cable ayaana beeniye eedaasi  waana markii labaad oo sidaan oo kale ay ciidamada NISA u galeen xarunta TV-ga Somali Cable.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply