Ciidanka Booliska Mareykanka Oo Toogtay Nin Madoow Ahaa

Booliska Gobolka Lusiyaana ayaa toogtay nin ay sheegeen in uu mindi la galay goob baqaar aheyd,iyadoo lasoo sheegayo in looga shakiyey weerar argagaxiso.

Toogashada ayaa laga dhex arkayey Muuqaal ay duubeen Kaamiro ku xirneyd Banaanka meesha ay wax ka dhaceen,iyadoo halkaasi aheyd Xarunta American Civil Liberties Union (ACLU)

Qofka la dilay ayaa ahaa madoowga laga tiro badan yahay Dalka Mareykanka.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Booliska Gobolka Lusiyaana waxay sheegeen in Qeybta Lafayeeta ay baaritaan ku heyso falkaasi oo dhacay 8 Fiidnimo Ee Jimcihii.

Dadka Madowga ah ayaa waxay yihiin kuwo dhibaato cunsuriyadeed kala kulmay Cadaanka Awooda badan heysta Dawlada Mareykanka.

Xigasho: Aljazeera English

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply