Ciidanka Xoogga Dalka Oo La Wareegay Deegaanka Janaale

Ciidamada Xoogga Soomaaliya ayaa waxay la wareegeen Gacan ku heynta Deegaanka Janaale Ee Gobolka Shabellaha hoose Maanta duhurnimadii sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Ciidamada.

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Ee Maamulka Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa dhankiisa waxa uu warbaahinta la wadaagay in gacanta janaale laga bixiyey Al Shabaab.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDOOMIYE NAJAX

Geesiyaasha qaranka ayaa Argagixisada Shabaab si buuxda ugula wareegay Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose,waxaan u diyaarinay Janaale inaan ka hirgelino nidaamka dowlada iyadoo maamulka Deegaanka uu si buuxda ugu shaqeyn doono Janaaale.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply