Dadka Covid 19 Ku Dhacay Soomaaliya Oo Kor Udhaafay 1,500 Qof

Maalinba maalinta ka dambeysa ayaa Caabuqa Covid 19 uu sii kordhayaa Gudaha Soomaaliya,waxaana Warbixintii ugu dambeysay Galabta ay kor udhaaftay Kun Iyo Shan Boqol Kiis Dadka Soomaaliya Cudurka ku hayo xilligaan.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ku celisey in dadku taxadaraan oo ay sii joogteeyaan Ku dhaqmida fariimaha Wacyi gelinta.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO TIRADA IYO XAALADA INTAY GAARTAY

19 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 47
> Puntland: 19
> Benadir: 13
> Somaliland: 8
> Koonfur Galbeed: 7

> Lab: 42
> Dhedig: 5
> Bogsasho: 15
> Dhimasho: 2
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,502
> Bogsashada Guud: 178
> Dhimashada Guud: 59

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply