DEG DEG: Diyaaradaha Soomaaliya Imaan Jiray Oo Loo Joojiyey Cudurka Corono Awgiis

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa waxa uu goordhaweyd oo Casirkii ah shaaciyey in Cudurka Corono Virus awgeed cabsida laga qabo la joojinayo Duulimaadyada Caalamiga ah.

Dhamaan ayuu sheegay in Diyaaradaha Caalamiga ah laga mamnuucayo muddo 15 Cisho ah inay Dalka soo galaan garoomadiisa diyaaradeed Ee kala duwan.

Wasiir Oomaar ayaa waxay sheegeen in 18 Bisha Oo Berri dambe Arbaco ku beegan wixii ka dambeeya ay Xanibaadaas bilaaban doonto.

Waxay Dawlada Soomaaliya shaacisey in laga yaabo isku imaatinka goobaha shirarka,Safarada la joojinayo si loo bad baadiyo Shacabka Cudurkaas inuu faafo.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply