DEG DEG: Jug Qarax Weyn Oo Goordhaweyd Duhurnimadii ah Laga Maqlay Muqdisho

War goordhaweyd Kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Jug Qarax Xoogan ah oo laga maqlay qeybo ka mid ah Muqdisho uu dhacay.

Weli waxaa adag in faah faahino badan la ogaado,iyadoo Qaraxaasi uu ahaa mid Xajmigiisa meelo kala duwan laga dareemay.

Qaraxa ayaa ka dhacay sida aan ogaanay meel kudhaw Isgoyska Tarabuunka Ee Degmada Hodan.

Goob joogayaal ayaa waxay inoo sheegeen in meel kudhaw Cusbitaalka Deva Gaari marayey oo qofka saarnaa la ogeyn cida saarneyd lala beegsaday.

Shacab goobta ka agdhawaa ayaana waxyeelo ay soo gaartay.

NAGA FILO WIXII SOO KORDHO INSHA ALLAAH

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply