DEG DEG: Wasiir katirsanaa HirShabelle Oo Corono Udhintay

Wararka kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in goordhaweyd uu ku dhintay Muqdisho Wasiiru dowlaha Wasaarada Cadaalada HirShabelle Khaliif Muumin Tooxoow Cudurka Corono.

Khaliif Muumin ayaa Maalmo ka hor la xaqiijiyey in Cudurka uu ku dhacay.

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa laga sugayaa Macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan Kiisaska Cudurka Corono.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply