DHAGAYSO: ARDAYGII GALAY KAALINTA 1AAD OO UWARAMAY KAAHFM.

Sayid Cumar Cabdiraxman Colaad Oo Dhigta Dugsiga Jaabir Bin Xayaan Ee Muqdisho Ayaa Galay Kaalinta Koobaad Imtaxaankii Shahaadiga Dugsiga Sare Oo Ay Qaaday Wasarada Waxbarashada Dalka.

Sayid Cumar Oo Uwaramay KAAH FM Ayaa Ka Hadlay Dareenkisa Isaga Oo Sheegay In uu Aad Ugu Faraxsanyahay, Waxaa Uuna Tilmaamay In Dadaal Aadag Uu Ugalay Sidii Uu Ugali Lahaa Kalintani.

Dhanka Kale Waxa Uu Meesha Ka Saaray In Ay Jiraan Wax Musuq Maasuq Ah In uu Ku Galay Kaalintani, Isagoo Umahad Celiyay Dhaman Dadki Uhambalyeeyay.

HOOS KA DHAGAYSO CODKA:

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *