DHAGAYSO: Dab Qasaaro Hantiyadeed Gaystay Oo Ka Kacay Dhuusamareeb.

Kaalin Shidaal Oo Ku Taala Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Barqanimadii Maanta Uu Ka Kacay Dab Gaystay Qasaaro Hantiyadeed.

Dabkan Oo La Aaminsanyahay In uu Ka Dhashay Koronto Ayaa Qabsaday kaalintan Shidaal Iyadoo Kadibna Uu Kusi Baahay Goobo Ganacsi Oo Kale.

Maamulka Magaalada Oo Uu Ugu Horeeyo Duqa Caasimada Cabdiraxman Geedaqorow Iyo Laamaha Amniga Ayaa So Gaaray Goobta Iyagoona Ku Guulaystay Daminta Dabkan Walow Uusan Jirin Dab Damis Ay Leedahay Magaalada.

Wariyaheena Xafsa Khaliif Xirsi”Xafsa Yar” Ayaa Maxamed Axmed Baari Kaga Warantay Arimaha Dabkan Maanta Kacay.

HOOS KA DHAGAYSO:

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan I am the administrator of this radio, you get from our radio latest news, sports, livestream etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *