DHAGAYSO: Musharax Fiqi”Farmaajo Shirka Dhuusamareeb Waa Fursadiisii Ugu Danbaysay”

Musharax Madaxwayne Dr.Cumar Cabdulqadir Axmed ”Fiqi”, Oo Kamid Ah Musharaxiinta Utagan Xilka Madaxtinimada Dalka Sidoo Kalana Ah Gudoomiyaha Kutlada Mushaarxiinta Madaxtinimada Ee Dhex Dhexaadka Ah Oo Waraysi Gaar Ah Siiyay Idaacada Kaah ee Muqdisho Ayaa Ka Hadlay Arimo Dhawr Ah Oo ka taagan Dalka.

Musharaxa Ayaa waraysigiisa Kaga Hadlay Kutlada Uu Gudoomiyaha Uyahay, Doorashooyinka, Shirka Dhuusamareeb, Dhamaanshiyaha Mudo Xileedka Dawlada haatan Jirta Iyo Qodobo Kale Oo Ku Saabsan Guud Ahaan Xaalada Guud ee Dalka.

Musharax Madaxwayne Dr.Cumar Cabdulqaadir Axmed”Fiqi” Ayaa Si Gaar Ah Fariin Adag Ugu Diray Madaxwaynaha waqtigiisu Dhamaadka yahay ee Maxamed cabdullahi farmaajo.

HOOS KA DHAGAYSO CODKA MUSHARAXA:

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply