DHAGEYSO: Bandowgii Weli Waa Uu Jiraa Cudurkiina Wuu Sii Faafayaa!!

Waxay markaan ku dhaw dahay Tirada Dadka uu cudurka Corono ku dhacay gudaha Soomaaliya 400 Ruux iyadoo cabsida Cudurka ay sii kordheyso.

Shirkii jaraa’id Ee Galabta Gudiga Ka hortega Cudurka Corono Wasaarada Caafimaadka ayey kusoo bandhigtay Kiisas Hor leh Oo Cudurkaas ku dhacay.

Wasiirka Caafimaadka Dalka Fowsiya Abiikar Nuur waxay sheegtay inay labo qof udhinteen Cudurka Covid 19 24-kii saac ee lasoo dhaafay,iyadoo 62 qof oo 44 ka mid ah ay rag yihiin,iyadoo 18 ay dumar yihiin,waxaana tirada dhimashada Cudurkaan la sheegay inay 18 gaartay.

Sikastaba ha’ahaatee Cudurka Corono ayaa la sheegay in Tirada guud ee Cudurka hadda gaartay lana jiifta Caabuqani 390 qof,Dawlada Soomaaliya ayaan weli joojin fariimaha wacyi gelinta ah,bandowgii oo weli jira dadka Cudurka soo wajahayna waa ay sii kordhayaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply