DHAGEYSO: C/kiriin Guuleed “Dawladu Wey Gabtay Hanaankii Federaalka”

Wasiirkii hore Ee Arimaha Gudaha Soomaaliya C/kiriin Xuseen Guuleed oo wareysi siiyey Muuq baahiyaha Universal ayaa waxa uu kahadlay Hanaanka Federaalka Ee Soomaaliya.

Waxa uu ku Eedeeyey C/kiriin Guuleed Dawlada Hadda Dalka ka jirta inay ku fashilantay Hanaanka Maamul Gobolleedyada uwajahday.

Madaxweynihii hore Ee Galmudug Guuleed ayaa sheegay inay Dawladii Madaxweyne Xasan Sheekh isku heysay Maamul Gobolleeyada balse Mida Madaxweyne Farmaajo aysan sidii la rabay uwajahin.

Wuxuu Farta ku fiiqay meesha ay wax ka halaabeen iyo sida ugu macquulsan ee xal wada shaqeyn ah udhexmari karo Dawlada Dhexe iyo Dawlad Gobolleedyada.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply