DHAGEYSO: Cudurka Covid 19 Oo Soomaaliya Ugu Dhinteen 16 Qof

Warbixintii ugu dambeysay Ee Xaalada Cudurka Cashiga covid 19 ayaa waxa Soomaaliya la sheegay inay tirada korortay.

Waxa la sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dadka Xanuunka laga baaray ay tiradooda gaarayaan 41 Qof waxaana 8 Qof ay kasoo caafimaadeen Xanuunka.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Labo Qof ay Cudurka Corono saacadihii lasoo dhaafay udhinteen oo midkood Gaalkacyo Ku xijaabtay.

Tirada Guud Ee Cudurka Covid 19 ayaa Gudaha Soomaaliya hadda gaartay 328 Sida ay Sheegtay Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya.

Mar la weydiiyey Wasiir Fowsiya Abiikar Cudurka Corono ay Siyaasad awgeed tiro aan jirin ku buuxiso ayey ku jawaabtay Wararkaas la isla dhexmarayey muddooyinkii dambe.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply