DHAGEYSO: Dalka Waa In Doorasho Ka Dhacdaa,Sidaa Waxa Yiri…

Xilliga Doorashada Soomaaliya ayaa waxa ka dhiman Bilo yar,iyadoo dadka qaar ay isha ku hayaan Hanaanka Doorashada loo gelayo iyo sida ay noqon doonto.

C/risaaq Xasan Cusmaan oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay Arimaha Doorashada iyo Shakiga laga qabo in dib udhacaan.

Waxa uu siyaasiga sheegay in isbadelo badan iyo qoryo isku dhiib soo aheyd Hogaaminta Soomaaliya, balse hadda ay cabsi ka taagan tahay in doorashadaasi dhici weyso.

Siyaasiyiinta Mucaaradka ayuu ku sheegay in ay raadinayaan Xilka raadinayaan oo qof walbana raadinayo sidii Mansab siyasaasadeed iyo Sallaan ugu korayo.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply