DHAGEYSO: Deegaan Dalxiiseedka Jasiirada Kudhaa Oo Xaalad Adag ka Jirto

Waxaa xaalad adag oo dhinaca Aas aasiga Nolosha u ah Adeegyadii ay ubaahnaayeen ayaa ka jirta taas oo bulshada ay dalbadeen in wax laga qabto.

Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Kalluumeysiga Jubbaland Ibraahim Cabdi Xasan ayaa maalmihii dambe kusugnaa Jasiirada Kudhaa oo ka mid ah deegaanada ku wacan Dalxiiska.

Waxa uu sheegay Wasiirku inay la shireen Bulshada Kudhaa ayna Baahidooda dhageysteen ayna ku rajo weyn yihiin in jawaab deg deg ah laga bixiyo.

Ibraahim Cabdi Xasan ayaa tibaaxay in Jubbaland ay ku dedaaleyso sidii looga hirgelin lahaa Goobo Bulshada ay dalbadeen inay muhiim ugu tahay Mujtamaca Jasiiradaasi ku dhaqan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply