DHAGEYSO: Doorashadii Ka Dhacday Malawi & Guusha Mucaaradka Heleen

Dalka Malawi waxaa ka dhacday Doorasho Xiiso gaar ah laheyd,iyadoo Mucaaradku markaan gaareen guul weyn.

Peter Mutharika Ayaa laga guuleystay doorashadii ku celiska aheyd,iyadoo doorashadii Talaadadii dhacday ay ka horeysay tii muranka sababtay May 2019-kii.

Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Malawi ayaa waxa noqday Hogaamiyihii Mucaaradka Dalkaasi Lazarus Chakwera iyadoo guushiisa meelo kala duwan laga dabaal degayo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply