DHAGEYSO: Hadalkii Wasiir Khadiijo Oo Iftiimiyey Xurguf Jirta

Wasiir Khadiijo ayaa kasoo noqotay Dalka Turkiga waxayna ugu horeyn ka warbixisey waxyaabaha ay udiiday Baaritaankaas in la mariyo.

Ugu dambeyn Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa Wasaaradaha Gaadiidka iyo Caafimaadka ay la wadaagtay in muhiimadu tahay dad udiyaarsan Shaqadaas inay Garoonka Geeyaan.

Sida ka muuqatay hadalka Wasiirka waxaa jirta Xurguf hoose oo ka dhex jirta Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Mida Caafimaadka,balse weli wax war ah lagama hayo Wasaaradaha La dhaleeceeyey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN XASAN XAYI DIYAARIYEY

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply