DHAGEYSO: Hagar daamo & Haraad Dheer Kadib Wuqooyi & Koonfur Oo Heshiinaya

Waa Hubaal in Talaadada Isbuuaan ay dad badan indhaha kuwada hayaan Shirka ka dhacay Jabuuti oo Madaxda Dawlada Soomaaliya & Kuwa Soomaaliland ay isku arki doonaan.

Radio Kaah ayaa warbixin ka sameysay waxa laga filan karo Shirkaasi iyo Ahmiyada ay leedahay in mar kale heshiiyaan Gobollada Wuqooyi iyo Koonfur Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN UU DIYAARIYEY MAXAMED AXMED BAARI

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply