DHAGEYSO: Halista Saxaafada Madaxa Banaan Kala Kulmi karto Xeerka Uu Saxiixay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu saxiixay Xeerka Saxaafada,taas oo qodobo xad gudub ku ah Xoriyatul Qowlka ay ku jiraan.

Saacadaha soo socda waxaa lagu wadaa in lasoo bandhigo Xeerkaasi,oo faafinta Rasmiga ah la gelin doono.

Xoghayaha Ururka Saxaafada udooda Ee SJS Cabdalla Axmed Muumin ayaa wareysi uu siiyey Idaacada Kaah waxa uu kaga hadlay Xeerkaasi iyo Caqabadaha ku jira.

Waxa uu sheegay in ay ku jiraan in la amrayo Wariye kasta inuu iska diin waan geliyo Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu ku sheegay in Tani ay Dawlada Soomaaliya ku dooneyso in ay ku damiyaan Warbaahino Madax banaan Ee Ku yaalla Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply