DHAGEYSO: James Swan Oo La Kulmay Madaxweyne Lafta Gareen

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Lafta gareen ayaa waxa uu maanta Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Wakiilka gaarka ah Ee Qaramada Midoobeey Uqaabilsan Soomaaliya James Swan.

Kulankaas waxaa ku wehlinayey Swan iyo Lafta gareen uqeybsamaha Hay’ada UNICEF Dalka Soomaaliya iyadoo arimo badan laga hadlay.

Madaxweyne Lafta gareen waxa uu sheegay in Wafdiga Q/Midoobeey Kala hadleen Arimo ubadnaa Bini’aadanimada iyo Caawinta Dadka Barakacayaasha ah.

James Swan ayaa qiray in ay Dhalinyarada iyo Ciyaalka Xeryaha Barakacayaasha ku jira ay Ahmiyad gaar ah siin doonaan oo caawinaad ay heli doonaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN FEYSAL QOSLAAYE

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply