DHAGEYSO: Kheyre “45 Milyan Dollar ayaa Nasoo Gaartay Oo Deyn Cafinta Ah”

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu ka hadlay Hanaanka Deyn Cafinta Soomaaliya,islamarkaana Bankiga Adduunka ay Lacagtaasi qeyb ka mid ah soo gaarsiiyeen Soomaaliya.

Mudane Xasan Kheyre ayaa sheegay in ballan qaadkoodii Labo sano iyo Bar ka hor hadda ay dareemayaan in wadadii saxda aheyd la hayo.

Xukuumada Soomaaliya waxay hoosta ka xariiqday in ay ku dedaalayaan sidii Hormarka Soomaaliya hore loogu sii dhaqaajin lahaa.

Waxa uu Shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday Ra’iisal Wasaaraha inay sii laba jibaaraan is garab taaga Dawladnimada iyo inay ka qeyb noqdaan dib udhiska dalka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply