DHAGEYSO: Maalinta Dhalinyarada Adduunka & Kuwooda Soomaaliya Ku dhaqan Xaalkooda (WARBIXIN)

Sanadkii 1999, Golaha Guud Ee Loo Dhanyahay Ee QM Ayaa ansaxiyay soo jeedintii ka soo baxday Shirweynihii Dunida ee Wasiirrada ee Mas’uulka ka ahaa Dhallinyarada (Lisbon, 8-12 Ogosto 1998) in 12ka Ogosto loogu dhawaaqo Maalinta Dhallinyarada Caalamiga ah.

Maalinta Dhallinyarnimada Caalamiga ahi waxay siisaa fursad ay ku dabaaldegaan oo ay ugu weynaadaan dhalinyarada codkooda, wax qabadkooda iyo dadaalkooda, iyo sidoo kale ka qeybqaadashadooda macno leh, caalami ah Iyo Kaalinta Ay Ku Leeyihiin Hormarka Dalkooda.

Marka An Dul Istaagno Somalia Wa Mid Kmaid Ah Dalalaka Ay Dadkoodu Ubadan yihiin Dhalinyarada Waxa Inkabadan 70% Lagu Qiyaasaa Dadka Somaliyeed Kuwo Dhalinyaro Ah.

Dhalinta Somaliyeed Oo Ukala Jihaysan Dhinacyo Kala Duwan Ayaa Kalin Buuxda ku Leeh Isbadalka Hormarineed Ee Dalka Ka Soconaya Iyo Dadaalada Lagu Hiigsanayo Dib Ucurushada Dowladanimada Somalia.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN MAXAMED AXMED BAARI SOO DIYAARIYEY

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply