DHAGEYSO: Madaxweyne Cagjar Oo War Farxad Leh U Sheegay Dadka Godeey

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa waxa uu kala hadlay Bulshada iyo Maamulka Magaalada Godeey Mashaariicyo kala duwan oo halkaasi laga fulin doono.

Madaxweyne Cagjar ayaa Gobolka shabeelle Caasimadiisa sheegay inay heli doonaan Mashaariic biyo gelin iyo iskugu jirta Waddooyin Laami ah oo la saarayo.

Boqolaal Dadweyne ah ayuu Godeey kula hadlay Madaxweynaha isagoo sheegay in Ballan qaadyo hore loo sameeyey hadda la fulinayo.

Waxay u aheyd Khabar farxad leh warkaan uu Madaxweyne Mustafa Cagjar ka sheegay magaalada Godeey Ee Caasimada Gobolka Shabelle.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply