DHAGEYSO: Puntland “Dawlada Dhexe Haramacadkeeda Shabeel Ayaan Udiyaarinay”

Ciidamo amniga sugayey Saacadihii lasoo dhaafay waxay soo dhoobtay Puntland Magaalada Garowe Ee Caasimada Maamulkaasi.

Askarta waxay ahaayeen kuwo la sheegay inay guryaha howlgalo baaris ah ku sameenayeen,islamarkaana ay Shirka 15 Bisha Dambe dhacaya ay usii gogol xaarayaan.

Taliyaha Booliska Puntland General Muxuyadiin Axmed Muuse ayaa waxa uu ka hadlay Ciidamo Dawlada Federaalka Soomaaliya uqorsheysay inay geyso Magaalada Gaalkacyo.

General Muxuyadiin ayaa sheegay inay udiyaarsan yihiin Ciidanka Haramadka la sheegay ayna iyagu udiyaarin doonaan Ciidan Shabeel ah waa sida uu warka udhigay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply