DHAGEYSO: Sidee Ku Heshay Guusha Ilhaan Cumar Codadkii La Dhiibtay Degmada 5aad Ee Minnesota?

Senetor Ilhaan Omar ayaa 57 % heshay,iyadoo Xisbiga Dimograatiga ninka ka socday Antone Miyuugsi uu helay 39 %.

Waa salaam kale oo la isku diyaarinayo Doorashada weyn Ee Bisha 11 Sanadkaan dhaceysa,xilli Joe Biden iyo Trump ay mid waliba heystaan taageerayaal ay ku raadinayaan in midkood Madaxweynaha soo socda Dalka Mareykanka uga dhigaan.

Les lester,Jon mason iyo Danial Mccarty ayaa codad yar ka helay tartankii ay ugu jireen Degmada Shanaad Ee Minosota,iyadoo Soomaali badan ay ku farxeen guusha ay soo hoysay Ilhaan Cumar.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN XASAN XAYI CABDULLAAHI DIYAARIYEY

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply