DHAGEYSO: Soomaaliya Oo Khabar Farxadeed Sugeysa Isbuucaan

Todobaadkani waa xilliga Go’aanka ay sugeyso Soomaaliya kuna saabsan Deyn Cafinta iyadoo isha lagu wada hayo waxa uu noqonayo go’aankaasi.

Talaadada ayaa waxaa shiraya Xubnaha Bankiga Adduunka iyadoo 25 bisha Oo Arbacada ku beegan isla isbuucani ay Hay’ada Lacagta Adduunka shiri doonaan Xubnaha ku jira.

Waxa Dawlada Soomaaliya ay sheegtay marxalado badan lasoo maray islamarkaana la dhameeyey wixii laga rabay Soomaaliya si deyn dhaafka loogu sameeyo.

Agaasimaha Dakhliga Ee Wasaarada Maaliyada Soomaaliya Jacfar Maxamed Axmed ayaa waxa uu ka hadlay rajada ay Soomaaliya ka qabto Deyn Cafinta Arbacada Lasoo saarayo Go’aanka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply