DHAGEYSO: Taliska Ciidanka Cirka Oo Eedeyn Udiray Maamulka G/Banaadir

Sida laga dhadhansan karay Eedeyn Culus ayuu soo jeediyey General Maxamuud Sheekh Cali oo loo yaqaano 

Waxa uu Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya uu sheegay in Xarunta Taliskooda ay isku badeshay goob bulaacad ah oo Qashin qub noqotay.

Taliyaha ayaa cod dheer ku sheegay in Muddo Afar Sano Ah ay dalbanayeen in wax laga qabto Xaalada Nadaafad dari ay qabeen balse Cid wax ka jawaabto baaqooda waayeen.

General Dable Beylood ayaa sheegay in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu tan iyo magacaabistiisii iskaga daba diray Fariimo arintaan ay cabashada ka yihiin Taleefoonkana laga qaban waayey markii uu wacay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply