DHAGEYSO WAREYSI: Doorashada HirShabelle Xilligeeda Ma Ku Dhici Kartaa?

Wareysi aan la yeelanay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta HirShabelle Nuur Xaashi Warsame ayaa waxa uu ka hadlay Diyaar garowga Doorasho Ee HirShabelle galeyso.

Idaacada Kaah ayaa weydiisay Nuur Xaashi sida ay kusuurta geli karto Doorashada Baarlamaaniga iyo Tan Madaxtooyada Ee Maamulkaasi xilli Amni daro ay jirto.

Waxa uu shaaca ka dhigay in Doorashadaasi ay dhici karto oo ciidamo ku filan qaban karaan loona diyaar yahay.

Mar aan wax ka weydiinay Arimaha Shaqo Ee Xildhibaanka uu uyahay iyo Sida ay habsaanka unoqotay Muddooyinkii lasoo dhaafay.

Madaxweynaha,Madaxweyne Kuxigeenka ayaa lasoo dooran doonaa Bisha November Sanadkaan,iyadoo October Sanadkaan Xildhibaanada lasoo xuli doono Maamulka HirShabelle.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply