DHAGEYSO WAREYSI: Qaraxa Caawa Ka Dhacay Laanta Suuq Bacaad

Abaare 7:00 Fiidnimo ayaa waxa uu qarax ka dhacay Caawa Laanta Horseed/Suuq Bacaad Ee Degmada Yaaqshiid.

Qaraxa ayaa ahaa Bambaanada gacanta laga tuuro waxaana ku dhaawacmay Sargaal katirsanaa Ciidamada Booliska.

C/fitaax Axmed Cali oo ah Gudoomiye kuxigeenka Amniga Maamulka Degmada Yaaqshiid ayaa waxa uu Radio kaah usheegay in gacanta lagu dhigay rag uu ku sheegay inay ahaayeen kuwii qaraxa ka dambeeyey.

Dhinaca kale waxaan wax ka weydiinay dhaca kusoo laab laabtay Degmadaasi oo dadka Xaafadaha Yaaqshiid Qaati ka taagnaayeen muddooyinkii dambe.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply