DHAGEYSO: Warshadii Hore Ee Dharka Soomaaliya Oo Weli Diyaar Ah Laakiin…

Warbixin gaar ah ayaan ka diyaarinay Sida ay Tahay Qalab ahaan Warshadii hore Ee Suufka iyo Dharka soo saari jirtay Degmada Balcad ayaa waxay soo koobeysaa Warbixinta Sida ay tahay iyo waxa ka maqan.

Koox Katirsan Warbaahinta Kaah Media ayaa dhawaan waxay tegeen Xarunta Warshadii hore Ee Dharka Soomaaliya,islamarkaana lasoo kulmeen Odayaasha Gacanta ku haya Ilaaladana ka hayey Warshadaasi.

Tahliil Axmed oo Madax u ah Gudiga gacanta ku haya Warshada waxa uu fariin usoo diray Madaxda Dalka,isagoo sheegay in dib uhowlgelinta Warshadaasi ay Labo Kun Shaqaale dad ku dhaw ay Fursad Shaqo abuur unoqon karto.

HALKAAN HOOSE KA DAHGEYSO WARBIXIN MAXAMUUD CALI MUSHARAF SOO JEEDINAYO

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply