DHAGEYSO: Wasiir Cawad “Siciid Dani Markuu Muqdisho Yimaado…

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waxa uu ka hadlay Go’aanka lagu muujiyey Dhamaadka Shirkii Wadatashiga Puntland Oo Dawlada Dhexe lagu Weeraray Erayo aan wanaagsaneyn.

Wasiir Cawad oo horkacayey Wafdigii dawlada udirtay Garowe ayaa sheegay inay diidan yihiin qaabka loogu soo gudbiyey Qodobo aan wanaagsaneyn Shirkaasi.

Waxa uu sidoo kale sheegay inay marnaba waxa shirkaas geba gabadiisii lagu soo bandhigay u cuntamin Dawlada Wafdigii ka qeyb galay Kulankaas ee Aayaha Puntland looga arinsanayey.

Wasiirka oo sii hadlayey waxa uu sheegay inay rajo ka qabaan markii uu Muqdisho yimaado Madaxweyne Siciid Dani uu la heshiiyo Madaxda Dawlada Federaalka Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply