DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhiga “Waan Udiyaar Garownay Al Shabaab”

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) ayaa waxa uu ballan qaaday inay Ciidanka oo ka faa’iideysanaya Taageerada ay la garab joogaan Ururka Haweenka Soomaaliyeed ay Dedaalkooda sii kordhin doonaan.

Kadib Munaasabad ka dhacday Muqdisho oo Taliska Xoogga Dalka iyo Haweenka Ururkooda ku yeesheen ayaa loogu muujiyey ciidanka furumaha dagaalka kusugan is garab taag aan hagar laheyn.

Wasiir Amar Dambe waxa uu sheegay inay Haweenka kaga mahad naqayaan inay Ciidanka ka dhigteen tiir aan jabin oo caanaha iyo cuntada kadaba qaadi doonaan howlgalada Xoreynta ee socda.

Wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheegtay in lasii kordhin doono Xoreynta Deegaanada Al Shabaab Kaga sugan yihiin Gobollada Dalka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply