DHAGEYSO: Xildhibaan Dalxa “Walaac Doorasho Aniga Iima Muuqdaan”

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa wareysi gaar ah uu siiyey Idaacada Kaah Ee Muqdisho waxa uu kaga hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka.

Waxa uu tibaaxay in Marxalada Kala guurka Ee Waddanka ku jiro iyo sida dadka u hadal hayaan aysan aheyn mid sida loo dhigayo aheyn.

Xildhibaanka waxa uu hoosta ka xariiqay in Nidaamka Xulista Baarlamaanka ay ku imaan doonto sidii hore Walaaca la buun buuninayana ay ka dambeeyaan Siyaasiyiin Jahwareerka Shacabka Dano uga faa’iideysanaya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA XILDHIBAAN DALXA LA YEELANAY

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply