DHAGEYSO: Xukuumada Oo Ka Hadashay In Qof Labaad Corono Laga Helay

Warar saaka soo baxay ayaa sheegayey in Qof qaba Cudurka Corono lagu arkay Muqdisho,taas oo Cabsida la qabay sii kordhisey.

Dawlada Soomaaliya ayaa deg deg uga hadashay Wararkaasi la isla dhexmaray kadib Muwaadin Soomaaliyeed uu tegay Saaka Cusbitaalka Digfeer kadibna laga helay.

Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Soomaaliya Maxamed Siciid C/llaahi ayaa usheegay Muuq Baahiyaha Somali Cable ayaa waxa uu ka hadlay wararkaasi inay yihiin mid waxba ka jiraan ah oo aysan Wasaaradu la socon.

Waxa uu sheegay Wasiirku in Qalabka Lagu Hubinayo Cudurka aysan ogeyn in Dalka ku ogeyn inuu yaallo,isagoo ka digay in qal qal gelin lagu sameeyo Bulshada Soomaaliyeed.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply