DHAGEYSO: Xukuumada Oo Sheegtay In Keyd Daawo & Mid Raashin Heystaan

Dawlada Soomaaliya ayaa ka hadashay Dedaalka ay ku bixineyso yareynta Saameyn Bulshada ku yeelato Xayiraada Duulimaad ama Cudurka Corono sida loo adkeeyey Faafidiisa hadana Mujtamaha u saameyso.

Wasaarada Ganacsiga waxay sheegtay in hadda jirto Cabsi aan laga qabin in keyd xumo dhinaca Daawada ama Raashinka jirin ayna ku kalsoon yihiin keydka Dalka yaalla.

Kadib Kulan uu Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre la yeeshay Rugta Ganacsatada Soomaaliya ayuu kala hadlay inaysan ka faa’iideysan Cudurka iyo saameyntiisa ayna Maciishada qaali ka dhigin.

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Soomaaliya Injineer C/llaahi Xasan Ayaa waxa uu sheegay in Dadka Soomaaliyeed war gelinayaan in Keyd Raashin iyo Mid Daawo Dalka yaallo xilligaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply